Madasha Nibraas ee Waxbarashada la hormariyay iyo tababarka Sare
koorso ku saabsan adeegsiga Caqliga macmalka (AI)
U adeegso (AI) Caqliga Macmalka Cilmi Baaristaada.
koorsadan waxaan ku baran doonaa qaabka ugu fudud ee loo qoro Buugaagta, loo diyaariyo qoraalada cilmi-baarista, Maqaalada, ayadoo la adeegsanayo Caqliga Macmalka(AI).
ma ku rafaaday gelinta xogta kumputerka, u bedelida warqadaha qoraal aad wax ka bedeli kartid, haddaba xalku waa koorsadan, ka kaaftoon kaalmada dadka kale oo isku filnow.
halkan iska diiwaan geli, WhatsApp: https://wa.me/252615907289
Diyaari khudbo, muxaadaro adigoo adeegsanaya (AI) uga maaran kaalmaysiga, iyo baryada qof kale oo isku filnow, baro bogagga internetka iyo noocyada (AI) yada ugu fiican oo loo adeegsado Cilmi-baarista
waxaan ku baran doonnaa hab casri ah oo loo isticmaalo barnaamijka word-ka:
Akhri qoraalka word-ka ayaa kuu -qorayo.
Cod duub ama soo qaado muxaadaro ama khudbo duuban wordka ayaa qoraal kuugu badalayo
u bedel kutubta & buugaagta sawiran qoraal.
qor waxaad doonto muddo gaaban adoo adeegsanaya hab casri ah.
Ogow Shaamilada nooca ugu dambeeya iyo sida loogu adeegsado Research templates qawaalibta ama Galalka Cilm barista, oo kuu sahlaya habaynta qoraalka Intaas iyo faa'idooyin kaleba waxaan ku qaadan doonaa koorsadeena in shaa allaah.
ugu dambayn
Waxaan aaminsanahay in koorsadan ay noqon doonto furaha guushaada, meel aad ka helayso xirfado dhammaystiran oo sare u qaadi kara mustaqbalkaaga inaad noqota Qoraa sare.
Koorsadani waxay si gaar ah ugu tilmaaman tahay inay qanciso hiigsiga iyo hamiga Cilmi-baare kasta si marka aad dhammaystirtaan, noloshiinu uga kororto xirfad iyo aqoon raad weyn ku reebta.
Ka faa'ideysiga xirfadahan cusub waxay idin furi doonaan albaabbo Cusub oo ku aadan horumarinta shaqsiyadeed iyo xirfadeed.
ka faa'idayso fursaddan dahabiga ah oo aan soo laalaaban doonin qaado tallaabada geesinimada leh, kuna biir ardayda ka tallaabsatay caqabadihii ku hor gudbanaa horu-marinta naftooda!
ka faa'idayso fursaddan qaaliga ah inta aysan kaa buusamin
ee hormari naftaada
Tusinta waddo fudud.